SULDAAN CABDI NAASIR JAMAC SEED OO KA HADLAY SHAQSIYAADKA DHIBAATADA KU HAYA BEESHA SACAD
AUTHOR:
Waagacusub Radio
ALBUM NAME :
Radio Waagacusub
VIEWS :
8154
Date :
May, 22- 2012
DISCRIPTION:
Suldaanka beesha Sacad Suldaan Cabdi Naasir Jamac Seed oo casuumaad u sameeyay qeybaha bulshada beesha Sacad Habargidir ayaa markii ugu horeeysay si kulul uga hadlay hagardaamada Xildhibaan Xaaf ku hayo beesha Sacad
© Copy Right Hooyga Suugaanta iyo dhaqanka ee Cunaabi 2010-2013