DAHIR ALASOW OO WAREYSI XASAASIYA LA YEESHAY MADAXWEYNAHA AWDAL STATE
AUTHOR:
Waagacusub Radio
ALBUM NAME :
Radio Waagacusub
VIEWS :
1929
Date :
May, 22- 2012
DISCRIPTION:
Madaxweynaha Awdal State Rashid Aw Nur Xersi ayaa markii ugu horeeysay shaaca ka qaaday inay deg deg u gelayaan gudaha gobolada Awdal State,wuxuuna dhinaca kale cambaareeyay ardayda Maamulka Siilaanyo xabsiga Borama u taxaabeen.