GABAYGII ABSHIR BACADLE EE SOMALILAND UU KA TIRSHAY DHAGEYSO
AUTHOR:
Waagacusub Radio
ALBUM NAME :
Radio Waagacusub
VIEWS :
5949
Date :
May, 23- 2012
DISCRIPTION:
Lixdankii nikaaxi aan galnood gacanta soo taagtay,Anna aan guddoon kugu aqbaloon kaawada u giijay,Guntana aan badweynta u dhignaa goo is leedahaye,Ma gil-gili kadhiin boqon sanoo gocosho riintiine,Halkaan feylashiinni u gudbiyay amase gaarsiiyay,Feysaloow ma gaadhiin Tikrena garanba maayaane,Inaad naga go’diin iyo bal daa gaalo raacnimo e’Gundhiggiyo heshiiskii adigu amaadan soo gaarin