YAA DILAY SAXAAFIYADA METRA ABDI OO U DHALATAY HABAR YOONIS DHAGEYSO COD SIRA HOOYADEED
AUTHOR:
Radio Cunaabi
ALBUM NAME :
Radio Waagacusub
VIEWS :
6353
Date :
June, 18- 2012
DISCRIPTION:
Hooyada dhashay Saxaafiyadii geeriyootay ee Metra Abdi Omar oo lagu magacaabo Suweys Cali Boss ayaa xaqiijisay inay gabadheeda u dhimatay sun uu siiyay Wariye Ibrahim Jeekeey,hasse yeeshee waxay dhinaca kale xustay inay gabadheeda codsatay inaan Ibrahim Jeekeey loo waxyeelin dilkeeda maadama uu faras aakhiro u yahay.Dhageysi wanaagsan