AL-SHABAAB OO BORAMA KA KAXEEYSTAY 250 DHALINYARO KA BADAN -SAMARON ROBLE OO WALAASHIIS KU JIRTO
AUTHOR:
Radio Cunaabi
ALBUM NAME :
Radio Waagacusub
VIEWS :
3615
Date :
July, 11- 2012
DISCRIPTION:
Madarasooyinka laga kaxeeyay Caruurta waxaa dhiga sheekh Xassan Adaan badar iyo sheekh Xussen Aadan Badar oo walaalo ah.
every single day waxa magaalada ka baxa ila 10 ruux oo rag iyo dumarba leh inta la ogyahay oo dhamaantood 20 sano ka yar ..waxa ay noqotay magaalada borama iyo guud ahaanba meeshan la baxday somaliland meela ugu badan ee ay alshabaab tageerada ka hesho taasina waxa sahay snm oo rabta inayna tagin colaada iyo dagaala ku salaysan diinta ee kolba waji cusub la soo baxa ila iyo inta agoonsi ay ka helayaan.