DHAGEYSO ILAALADA DAHABSHIIL OO DISHAY ARDAY BEESHA HABARGIDIR CEYR HABAR EJI
AUTHOR:
Radio Cunaabi
ALBUM NAME :
Radio Waagacusub
VIEWS :
2086
Date :
July, 16- 2012
DISCRIPTION:
Ilaalada Dahabshiil ee Magaalada Muqdisho ayaa dishay wiil ardaya oo u dhashay beesha Habargidir gaar ahaan Ceyr Habar eji.
Wiilka oo Lacag ka doontay Dahabshiil ayey ilaalada ku dishay gudaha Xawaalada isagoon wax huba wadan.
Radio Kulmiye ayaa wareeystay waalidka iyo walaalaha la dhashay wiilka yar
© Copy Right Hooyga Suugaanta iyo dhaqanka ee Cunaabi 2010-2013