Sarkaalkii Faransiiska Denis Allex oo Muqdisho ay ku afduubteen Al-Shabaab sanadkii 2009 ayaa la xaqiijiyay inuu dhalinyaro aan qaan gaarin ku tababaro duleedka Ceelbuur ,degaan lagu magacaabo Januune sida uu Radio Kulmiye u sheegay Taliyaha Ahlusunah ee Magaaladda Ceelbuur