DHAGEYSO MAAMULAHA DAHABSHIIL OO KA EEDEYNTA JAWAABAY MADAXWEYNAHA GALMUDUG
AUTHOR:
Radio Cunaabi
ALBUM NAME :
Radio Waagacusub
VIEWS :
2932
Date :
August, 02- 2012
DISCRIPTION:
Maamulaha Dahabshiil Abdirashiid Mohamed Saciid wuxuu sheegay inaan la qaadan karin eeda uu Madaxweynaha Galmudug u jeediyay Shirkadda Dahabshiil.
Dukumiinti la helay ayaa muujinaya in Shirkadda Dahabshiil lacag dhan shan boqol kun dollar siiyay Cabdi Xasan Cawale Qaybdiid oo ka mida dagaal oogayaasha Somalia