MADAXWEYNE CAALIN "TIMO KALA JEEX AYAA SHARCIYAN KU GUULEEYSTAY DOORASHADA MADAXWEYNENIMADA GALMUDUG MAXAA YEELAY "
AUTHOR:
Radio Cunaabi
ALBUM NAME :
Radio Waagacusub
VIEWS :
4009
Date :
August, 02- 2012
DISCRIPTION:
Madaxweynaha aan wali xilka wareejin ee Galmudug Mohamed Ahmed Caalin ayaa markii ugu horeeysay si rasmiya shaaca uga qaaday in gudigii uu magacaabay ee doorashada ay dhiseen Baarlamaan si sharciya u doortay MOhamud Timakalajeex taas oo ka dhigan inuu Madaxweynenimada ku guuleeystay.