DHAGEYSO CABDI WALI GAAS OO SI XASAASIYA UGA HADLAY TACADIYADA MAAMULKA FAROOLE
AUTHOR:
Radio Cunaabi
ALBUM NAME :
Radio Waagacusub
VIEWS :
2710
Date :
November, 06- 2012
DISCRIPTION:
Dr Gaas warbixintiisu waxaa ay ka kooban tahay, dhaliil Siyaasadaysan, digniin duruufaysan,ogaysiis afgaaban, isimo howshoodii gabay oo loo sheegayo wixii ay samayn lahaayeen, Diktaatooriyadda Faroole oo markii ugu horaysay uu si faah faahsan uga hadlay iyo arrimo uu ka gaabsaday