NAVIGATION
 
Home
About Us
Site Map
Sunday Music
Raadraac
Saado Profile
Audio Music
Video Music
Albums
Heeso Wadani ah
Heeso Cusub
Fanaaniinta
Radio Muqdisho
News in English
Photo Gallery
Warar Af-Somali ah
Faalooyin
Contact us
 
HEESTA MAANTA
   
EVENTS & CONCERTS
   
HEESO CUSUB
 
Hees Caad iyo Miroon -IIdle Yare
HEES CUSUB SAANI IILA HADAL -YURUB BELLA
Hees Tamashleey Fanaan Weheliye
Hees Dhulkiina Caasha Karaama Siidi -Wadani Qaasim
Dhageyso hees cusub Ma ogtahay Galmudugeey Part2
Hees Tabco -Xaawo Kiin New song
Fadeexo Seynab Labadhagax oo cod xumo la ildaran
Hees Raaliya -Abdirizak BK
 
 
   
DAAWO SAADO CALI OO KU HEESTAY KALIGII TALIYAHA JIBOUTI
 
This page has been viewed 5078 times.
  Wed, Apr, 17-2013 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FREIND  
Xildhibaanada Saado Cali Warsame ayaa markii ugu horeeysay hees ku garbaashtay Kaligii Taliyaha Jibouti Ismail Omar Geelle. Fanaanada ayaa lagu tilmaamaa afku leeble cidii ay ku heestaahi galbatoFanaanada Saado Cali Warsame ayaa soo saartay hees loogu magacdaray KAJOOG oo ay kula hadashay Madaxweynaha Jibouti Ismaciil Cumar Geelle.
Heestaan oo la mida heestii Saado Cali u qaaday Madaxweynahii Kacaankii 21 sano allaha u naxariistee Mohamed Siyaad Barre waxay Madaxweyne Geelle la meel dhigtay naxariislaabahii Hitler ee xukun ku raadshay hogaaminta dunida

Hubaal Ismaaciil Cumar Geelle waa kaligii taliye dhibaato ku haya Shacabka Jibouti
COMMENTS (2)
Hardege says: Monday, April 22, 2013 at 09:38:48
waa hees wanaagsan oo xanbaarsan waano halkii ay mareen dadkii ka horeeyay imaaciil cumar in uu wax ka bedelo nolasha dadka walaalaheen reer jabuuti oo aaminay xakuumadiisa
Xaqiiq Raadshe says: Thursday, April 18, 2013 at 22:32:10
waxaan la yaabay hadii daku kala garan waayo shalay iyo manta ama maskaxda wax ka si noqdaan ileen waa Saado kale. sawtii shalayto uun ku heesaysay " Ismaaciil daweeyoow" ha jabin. goormay hadna ka joogtidhi. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa yaab
Page
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Virivication Code :  
 
 
 
 
  Site Designed & Developed by: Ileys Technology Inc. © Copy Right Hooyga Suugaanta iyo dhaqanka ee Cunaabi 2010-2014 All Rights Reserved.